islamhouse |
Dictionary Search | |
|
| WARARKA MAANTA / LATEST NEWS |
| Ciidamada Amisom iyo macal dabaabaadkooda oo ku biiray dagaalka ka socda Waqooyiga Muqdisho |
(10-03-2010) Ciidamada Amisom ayaa goor dhow ku biiray dagaalka saaka ka dhacay Waqooyiga Muqdisho, kaasoo kooxaha mucaaradka kaga soo dhowaadeen aaga ay calaamadeysteen ee KM-0, iyagoona la wareegay Hotelka Galobal oo fariisin u aheyd Ciidamada dowladda.
|
editor2 on March 10 2010 11:44:06 ·
[Riix Halkan] ·
·
|
| Dowladda Soomaaliya iyo Shabaabka oo siyaabo kala duwan uga hadlay dagaalada. |
(10-03-2010) Dowladda soomaaliya iyo kooxda Al-Shabaab ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay dagaaladii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo xoogiisa ka dhaceen waqooyiga Muqdisho. |
editor2 on March 10 2010 11:42:19 ·
[Riix Halkan] ·
·
|
| Madaxweynaha Soomaaliya Ayaa Xalay Booqday Barta Hoggaaminta Midowga Yurub Ee la Dagaalanka Burcad Badeedda |
(London, UK, Tuesday 10, 2010) Booqashadii Madaxweynaha ee UK ayaa xalay gaartay duleedka London halkaas oo Madaxweynaha iyo wafdigiisu ay booqasho ku tageen Xarunta Hawlgalka Ciidanka Badda ee Yurub ee la dagaalanta burcad badeedda Soomaaliya.(Daawo Sawirrada) |
editor2 on March 10 2010 06:02:53 ·
[Riix Halkan] ·
·
|
| Dowladda Mareykanka oo sheegtay in ciidamadooda gaarka ah ay qeyb ka noqon doonaan gulufka dagaal ee Dowladda Soomaaliya kula wareegeyso Caasimadda. |
(10-03-2010)Dowlada Mareykanka ayaa markii ugu horeysay qirtay in ay ka qeyb gali doonto howlgalo ay dowladda Soomaaliya ku dooneyso in ay ku qabsato Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya, iyadoo Sarkaal Sare oo u hadlay uu sheegay in Mareykanku u diyaar garoobey dagaalkaas. |
master on March 10 2010 05:42:48 ·
[Riix Halkan] ·
·
|
| Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee Malaysia oo Seminar ku saabsan Shaqo Raadinta loo Qabtay |
(10-03-2010) Dhawaan ayaa waxaa lagu qabtay Jaamacadda International Islamic University Malaysia seminar ay ka soo qeyb galeen arday fara badan oo Soomaali ah iyo qeybaha kala duwan ee Soomaalida degan dalka Malaysia. |
editor2 on March 10 2010 05:21:33 ·
[Riix Halkan] ·
·
|
| Ciidamada Xizbul Islaam oo ku gaaf wareegaya Suuqa Bakaaraha & dilal laga cabsi qabo in ay ka dhacaan. |
(10-03-20100) Iyadoo maalintii shalay Suuqa Bakaaraha ay dilal taxane ah ka dhaceen wixii ka dambeeyay markii la qaarijiyay Barre Cali Barre ayaa waxaa ilaa iyo iminka warar is khilaafsan ka soo baxayaan dilalkii dhacay gelinkii dambe ee shalay. |
editor2 on March 10 2010 05:08:07 ·
[Riix Halkan] ·
·
|
| Yuusuf Indhacadde "Xizbul Islaam hadaad noqon lahaydeen Murtadkii berri anagana aanu aheyn kuwii maanta kaalayoo inoo imaada oo aan meel uga soo wada jeesano, nimankaan shareeco diidka ah" |
(10-03-2010) Wasiiru dowlah gaashaandhiga dowladda Soomaaliya Shiikh Yuusuf Indhacade ayaa ugu baaqay Ururka Xizbul Islaam in ay ku soo biiraan dowladda, isla markaana ay dagaal kala hortagaan Kooxda Al-Shabaab, isagoo sheegay in Xizbiga ay ku socoto gabaygii hal-doorka ka laay, heyska carareene. |
editor2 on March 10 2010 05:06:34 ·
[Riix Halkan] ·
·
|
| Dagaalo xoogan oo ka soconaya qeybo ka mid ah waqooyiga magaalada Muqdisho. |
(10-03-2010) Dagaalo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo kooxaha ka soo horjeeda ayaa waabarigii saaka ka bilowday qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, iyadoo dagaaladan ay muddo ka badan labo saacadood si xowli uga socdaan aagaga la isku hor fadhiyo. |
editor2 on March 10 2010 05:04:05 ·
[Riix Halkan] ·
·
|
| Odayaal ka tirsan Beesha Mudullood oo sheegay in Madaxweyne Shariif ka aqbalay inuu ka noqdo xil ka qaadista Cabdi Jiinow. |
(09-03-2010) Odayaal ka soo jeeda Beesha Mudullood ayaa sheegay in Madaxweyne Shariif oo dhowaan damacsanaa inuu xilka ka qaado Maareeyaha Dekeda Muqdisho uu ka laabtay xilka qaadista, kadib markii ay codsi u jeediyeen. |
editor2 on March 09 2010 11:11:46 ·
[Riix Halkan] ·
·
|
| WAR DEG DEG AH: Sarkaal sare oo ka tirsanaa Xisbul Islam oo Goordhow Masaajid lagu dhex diley. |
(09-03-2010)Waxaa goordhow Masaajidka Abuhureyra ee Suuqa bakaaraha dhexdiisa lagu diley Barre Cali barre oo ahaa Sarkaal sare oo ka tirsan Xisbul Islam, waxaana dilkiisa geystey rag gafuurka u duuban yahay oo bistoolado ku hubeysan. |
jeylani on March 09 2010 04:56:38 ·
[Riix Halkan] ·
·
|
| Soomaaliya oo ku Guulaystay Bandhig-dhaqameed lagu Qabtay Dalka Malaysia (DAAWO SAWIRRADA) |
(09-03-2010) Kuala Lumpur (8th Maarso 2010): Bandhig-dhaqameed lagu magacaabo “Ummatic Week” oo socday 4 maalmood ayaa maalintii Khamiista oo taariikhdu ahayd 4th Maarso 2010 lagu soo gabagabeeyey caasimada dalka Malaysia ee Kuala Lumpur. (DAAWO SAWIRRADA) |
editor2 on March 09 2010 04:31:34 ·
[Riix Halkan] ·
·
|
| Cisbitaalka degmada Ceeldheer oo qarka u saaran in loo xiro dawo la'aan iyo baaq uu maamulka cisbitaalka u diray hay'adaha iyo jaaliyadaha dibada |
(09-03-2010) Dhakhaatirta iyo maamulka cisbitaalka Ceeldheer ayaa sheegay in dawo la'aanti ugu darneyd ay la soo daristay cisbitaalka oo ah mid qaban jiray dhamaan adeegyada caafimaad ee ay u baahanyihiin dadka ku dhaqan degmada iyo waliba kuwo uga imaan jiray degmooyin kale .
|
editor2 on March 09 2010 03:51:12 ·
[Riix Halkan] ·
·
|
| Wasiir Indhacade "Nimankaan mooryaan diimeedka iyagaa daan daansi madaafiic uga dhex tuura shacabka dhexdiisa" |
(09-03-2010) Wasiiru dowlaha gaashaandhiga dowladda Soomaaliya Shiikh Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade ayaa iska fogeeyay in mas'uuliyada qasaaraha shacabka ka soo gaaray duqeymaha had iyo jeer ka dhaca magaalada Muqdisho.
|
editor2 on March 09 2010 03:49:40 ·
[Riix Halkan] ·
·
|
| Maamulka Culumaa'udiinka Ahlusuna oo sheegay in aanay ka tanaasuleyn Magaca Ahlusuna, xitaa hadii ay qeyb ka noqdaan dowladda. |
(09-03-2010) Maamulka Culumaa'udiinka Ahlusuna Wal-Jameeca ayaa shaaca ka qaaday in aanay marna ka tanaasuleyn Magaca Ahlusuna, kadib markii dhowaan heshiis awood qeyb ku dhex maray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya iyaga iyo dowladda Soomaaliya.
|
editor2 on March 09 2010 03:47:05 ·
[Riix Halkan] ·
·
|
| Madaxweyne Shariif oo Ka Qudbeeyay Chatham House |
(09-03-2010) Madaxweyne Sh. Shariif ayaa haatan ku jooga booqasho dalkaasi Ingiriiska isagoo shalay la kulmay madaxda ugu sarsareesa ee dalkaas. Waa Sawirro Cusub oo kasoo baxay booqashada Madaxweynaha Soomaaliya ku tagay Ingiriiska. Halkaan ka Daawo Sawirrada cusub - Chatham House |
editor2 on March 09 2010 02:53:03 ·
|
| 13-jir ka soo baxsaday Shabaab oo iska dhiibay xafiiska UNHCR Nairobi iyo saraakisha UN-ka oo ku mashquulsan sidii dib u dajin dal sadexaad loogu sameyn lahaa. |
(08-03-2010) Wiil 13-jir ah ayaa oo ka soo goostay kooxda shabab ee ka dagaalantay Soomaliya ayaa todobaadki hore iska dhiibay xarunta UNHCR ee magaalada Nairobi kadib markii uu si dirqi ah kaga soo baxsaday kooxdaas oo u adeegsan jirtay dagaalada ay kaga horjeedo dawladda Soomaliya. |
editor2 on March 08 2010 15:37:15 ·
[Riix Halkan] ·
·
|
| President Sh. Shariif's Article Appears on Gaurdian.co.uk News Paper |
| A little over a year ago, I was elected president of a country that many consider the most dangerous in the world. Over the last 20 years, Somalia has been synonymous with war and displacement. Now terrorism and piracy have been added to this list – and they threaten death and destruction far beyond our borders. |
editor2 on March 08 2010 04:35:48 ·
[Riix Halkan] ·
·
|
| Xaflad weyn oo lagu furayay shirkada SOMTEL oo si habsami leh ugu dhacday Borama. (DAAWO SAWIRADA) |
(08-03-2010) Hotelka RAYS ee magaalada Borama ayaa maanta si weyn waxaa ugu dhacay Xaflad aad loo soo agaasimay oo lagu furayay shirkada SOMTEL oo muddooyinkii ugu dambeeyay aad u sugayeen bulsha weynta ku dhaqan Somaliland gaar ahaan magaalada Borama ee xarunta gobalka Awdal. |
editor2 on March 08 2010 04:06:07 ·
[Riix Halkan] ·
·
|
| Dagaalo u dhaxeeya Maleeshiyo beeleedyo oo mar kale ka soo cusboonaaday deegaano ka tirsan degmada Xarardheere |
(08-03-2010) Dagaalo ayaa ka soo cusboonaaday deegaanada Bacaad-Weyn iyo Camaara oo ka tirsan degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug kuwaasoo u dhaxeeyo maleeshiyo beeleedyo walaalo ah |
editor2 on March 08 2010 04:01:41 ·
[Riix Halkan] ·
·
|
| Warbixin Ku Suubsan Kala Daadsanaanta Kooxaha Mucaaradka iyo Duulaan Dowladdu Qorshaynayso |
| (08-03-2010) Kooxaha mucaaradka oo kala daadsan xoogan laga dareemayo xilli dowladda diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jirto guluf dagaal Iyadoo maalmihii la soo dhaafay magaalada Muqdisho ka jirtay dhaq dhaqaaq ciidan iyo hadal heynta duulaan ballaaran oo ay dowladda Soomaaliya qorsheyneyso, kaasoo ay kala qeyb qaadanayaan Ciidamada Amisom iyo kuwa Mareykanka. |
editor2 on March 08 2010 03:56:14 ·
[Riix Halkan] ·
·
|
|
|
|
 |
|
|
|
Heshiiska Ahlusuna & Dowladda | |
|
Sh_Cumar Faruq |
Login |
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|
| |