Home Articles Search Contact Us Quran kariimOctober 12 2008 12:36:02   
 Mainmenu
Home
Articles
Contact Us
Quran kariim
 Audio Link
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA AUDIO
VOA Somali 04:00
VOA Somali 07:00
VOA Somali 08:00

Radio Ogaal
 Somali Link
Aayaha
aftahan
allceeldheer.com
Almujaahid
Aminarts
alhidaaya.info
Baraawecity
Buqaqable.com
bulshoweyn
galgaduudpost
cadaado
BBC Somalia
Beerdhiga
dailypuntland.com,
Dayniile
dadka.net
dhaqankahawiye
falaar.com
geeskaafrika.com
gobeey.com
goobjoog.net
Halganka.net
heesonet
hobyonet.com
hornafrik.com
hillaac.net
huriwaa
Hiiraan
Ilaqosal
jawiil
jowhar.com
kismaayonews.Com
kismaayocity.com
Maalmaha.com
mareeg.com
mudulood
markacadey.net
markacadeey.com
maracade.com
onkod.net
qaranimo.com
qaadisiya.com
qaadisiya.wordpress
radioogaal
somaliawatch.com
solamusic.net
somaliswiss
somalidoon.com
somalitalk.com
soomaalinews.com
shabelle.net
shacabka.tk
sirdoon.com
simbanews.com
xamarnews.com
ximaniyoxeebaha.com
xog-waran.com
xornimo
wadaninews
SooMaaL
SomChat.com
 Islamic Link
islamhouse
Alhidaaya
Altaqwaa
Aflax.Net
Anasheed
Waaniye
Muslim Kids Tajweed
Sh. Abdirashiid
Daarul Xadiith
Duruus
Golaha Imamyada
Tawfiiq Masjid
Masjid Shaafici
Boqolsoon
Khalid Masjid
Somalisunah
alhidaaya.info

Qardhaawi

 Dictionary Search
 Articles/Opinion
In the event of Ethiopian withdrawal can the Islamists make Somalia governable once again?(By Abdullahi Jama)
Somalia: A Country in Peril, a Policy Nightmare
Republic of Blowback By Ken Menkhaus and Karin von Hippel
Djibouti agreement another spurious attempt for peace in Somalia
After a Charade Somalia's Opposition Ruptures
Somalia: Prolonging The Agony
If in Darfur Why Not in Somalia? {By Jamal Naleye}
Somali Resistance Prevails By Dr. M. Omar Hashi

 Gabay
Guuxa Bulshada - Abwaan Maxamed Xirsi Guuleed
 WARARKA MAANTA / LATEST NEWS
Ciidamada Itobiya halkii ay ku layeen 60- Qof Maalin kaliya ee carbiska oo Manta Qarax Miinada Dhulka laga hago ah lagula eegtay Gaari ural ah oo halkaasi ku basbeelay
(12-10-2008) Mar kaliya ayay dadkii ka Barakacay Muqdisho oo daganaa hareeraha Ceelasha Biyaha  Carbiska oo u badnaa Haween  caruur iyo Dhalinyaro haba u badnaadaanee dhalinyarada ku firxadeen Howdka u dhaw Degmada afgooye kadib Qarax  ay ku dhinteen ku dhawaad 40- ka mid ah Ciidamada Itobiya saakay lagula eegtay.
master on October 12 2008 05:24:54 · [Riix Halkan] · · Print
Xoogaga Al-shabaab oo xalay gaaray iskuulkii Allaahida oo Madaxtooyada u jirta 50- talaabo kadib Dagaal xalay la isku fara saaray Falaronza, Isgoyska adan cade, iyo agagaarka Sayidka
(12-10-2008) Xalay abaarihii Sideedsaan habeenimo ayaa Xoogaga Dhalinyaro diimeedka al-shabaab waxay weerar aad u culus ku ekeeyeen goobaha ay joogaan Maleeshiyaadka Mbagati Ciidamada calooshood y shaqaytayaalka ee Ugandha iyo Kuwa Itobiya agagaarka Madaxtooyada iyo Wadada oo ah halka kala barta Suuqa bakaaraha iyo Madaxtooyada.
master on October 12 2008 05:23:32 · [Riix Halkan] · · Print
Axmed Diiriye “ Al-shabaab Wada hadal ayaa noo socda meel fiicana ayuu marayaa waxaana Jecelnahay in aan xalino qilaafka Hareeyay Muqdisho, waana isku afgaranay cidii ka Naxaysa iyo kuwii ku farxaya
(12-10-2008) Afhayeenka Odayaasha Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali oo maalmihii la soo dhaafay la hadal hayay in uu qilaaf Hareeyay Odayaashaasi iyo Madaxda  ururka al-shabaab ayaa xalay mar uu la hadalayay Idaacadaha maxaliga ah ee Muqdisho waxa uu ka waramay kulamo ay wada yeesheen ayaga iyo Shabaabka.
master on October 12 2008 05:21:14 · [Riix Halkan] · · Print
Daawo halgamaa Cali Cabdi Wardheere(Cali yare) oo ka hadlaya xasuuqii ay ciidamada Ugaandha u geysteen shacabka Muqdisho.
Journal(11-10-2008)Waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa dood ka dhacday TVga Horseed ee ku baxa afka Soomaaliga kuna yaala Dalka Sweden, waxaana dooddaas ka qeyb-qaadanaya Halgamaaga gobanimada iyo caddaalada, Cali Cabdi Wardheere. Dooddaan oo ah mid aad u xiiso badan hoos ka daawo.


Halkan riix
master on October 11 2008 08:22:48 · Print
Waxgaradka iyo Culumaa`udiinka Soomaliyeed oo isku yimid shir ey kaga hadlayaan dhibka dhalinyara Somaliyeed ee gobollka Minnesota.
news(11-10-2008)Shir  aad u ballaaran oo looga hadlayey dhibaatada dhalinyarada somaliyed ee dalka mareykanka ayaa waxaa uu ka dhacay Masjidka Abuubakar Al-sidiq Islamic center ee ku yaala magaalada Minneapolis ee Dalka mareykanka.
master on October 11 2008 07:43:28 · [Riix Halkan] · · Print
WAR DEG DEG AH:-dagaal mar kale ka qarxay Isbartiibo, Miisanka dhuxusha, iyo Carafaad, madaafiic ku socoto Isbartiibo.

 (11-10-2008)Waxaa goor dhow madaafiic aad u culus lagu garaacay saldhigyada ciidamada cadowga ee Itoobiya ee Stadio Muqdisho iyo Carafaad, waxaana madaafiicdaan ay Xoogagga Muqaawamadu uga jawaabayaan, madaafiic ay saakay ciidamada cadowga ee Itoobiya ku garaaceen xaafadaha Xamar jadiid iyo baar ubax oo dad rayid ah ku geeriyoodeen.

master on October 11 2008 07:32:01 · [Riix Halkan] · · Print
Xoogagga Alshabaab oo saakay Aroornimadii hore weerar culus ku qaaday fadhiisimo ay degan yihiin ciidamada cadowga Itoobiya iyo Copygooda Mbagathi.

 (11-10-2008)Saakay waabarigii markii laga soo baxay salaadii Subax ayaa xoogaga Mujaahidiinta Al-shabaab waxay weerar aad u culus la beegsadeen Ciidamada Itobiya ee fariisinka ku leh Deegaanka Cali kamiin, iyo Xayle bariise, waxaana la sheegayaa in khasaare ba,an loo geystey ciidamada cadowga iyo maleeshiyo beeleedka Mbagathi.

master on October 11 2008 07:28:53 · [Riix Halkan] · · Print
Burcad badeedii haysatey Markab laga lahaa Ukreine oo Sida Hub fara badan, oo ku hanjabey iney dejin doonaan Markabka haddii aan 3 beri lagu siinin lacagtii ay sheegteen.

 (11-10-2008)Markabka laga leeyahay Dalka Ukreine sidayna Hub loo waday Koonfurta Suudaan, balse ay sheegatey dowladda Kenya in ay hubkaas iska leedahay, ayaa burcad badeed Soomaali ah oo ku heysatey xeebaha Soomaaliya waxay Xalay shaaciyeen in ay gubi doonaan Markabka iyo hantida saaran, haddii aan muddoo 3 maalmood ah loogu  fulin dalabkoodii ahaa in lacag madax-furasho ah laga siiyo.

master on October 11 2008 07:26:11 · [Riix Halkan] · · Print
Markab u raran hey,adda QM ee WFP, oo ku soo xirtay dekedda Marka.
 (10-10-2008)Markab Raashin saaran yahay oo u raran hey,adda WFP ayaa ku soo xirtay dekeda magaalada Marka ee xarunta gobolka Sh/hoose, waxaana Markabkaasi ilaa uu dekedda ku soo xiranayey hareeraha ka maaxayey Maraakiib dagaal oo laga leeyahay Wadanka Canda.
dalka1 on October 10 2008 10:36:11 · [Riix Halkan] · · Print
Maamul cusub oo ka madax banaan kooxda Mbagathi oo shalay looga dhawaaqay degaano kamida Gobolka Galgaduud.

 (10-10-2008)Shirar isdabajoog ah oo maalmihii la soo dhaafay magaalada Dh/mareeb uga socday salaadiin, waxgarad, Ugaasyo iyo cuqaal ayaa saacadihii dambe ee shalay lagu soo gaba gabeeyay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud, halkaasi oo lagu dhidbay maamul cusub oo uu yeelanayo gobolkaasi.

dalka1 on October 10 2008 10:05:52 · [Riix Halkan] · · Print
Sheekh C/raxiin Ciise Cadow “ Baaritaankii Dilkii Nabadoon Dacar meel wanaagsan ayuu marayaa,goor dhowna wuu soo afjarmi doonaa.
new

(10-10-2008)Saddex maalin kadib dilkii loogu gaystay Gudaha B/weyne Nabadoon dacar Xirsi Xooshoow, ayay Maxkamadaha islaamiga oo gacanta ku haya Magaaladaasi Waxay manta shaaciyeen in ay meel wanaagsan marayaan Baaritaannadii lagu baadi-goobayey dilkii waxshinimada ahaa ee loo geystey Alle ha u naxariistee Nabadoon Dacar Xirsi Xooshow.

dalka1 on October 10 2008 09:45:38 · [Riix Halkan] · · Print
Taliyihii Ciidamada Booliska Afgooye oo u geeriyoodey dhaawac ka soo gaarey weerar bambaano oo xalay gurigiisa lala beegsaday.
Latest news1(10-10-2008)Waxaa xalay Qarax Miinada gacanta laga tuuro lala eegtay  Guriga taliyihii Ciidamada Booliiska Degmada afgooye oo lagu magacaabi jiray Xeydar lana sheegay in dhaawac halis ah uu xalay ku gaaray halkaasi kadibna loola cararay isbitaalka oo saakay ku geeriyoodey.
dalka1 on October 10 2008 09:43:10 · [Riix Halkan] · · Print
Gudoomiyayaasha Garabyada Asmara iyo Jabuuti , Baarlamaanka Mbagati oo ku soo Biiray Dhaleecaynta dilkii Nabadoon Dacar Xirsi Xooshoow oo Daraad lagu dilay Bartamaha B/weyne
News

(09-10-2008)Gudoomiyaha Isbahaysiga garabka Jabuuti Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Dilkii Nabadoon Dacar ee ka dhacay B/weyne daraad, halka Baarlamaanka Mbagatina ay ka hadleen manta kulan ay yeesheen.

dalka1 on October 09 2008 10:26:47 · [Riix Halkan] · · Print
Ciidamada Ugandh oo Xalay si bareer ah u laayay caruur Darbi jiif ah, ayaga oo lagu eedeeyay sidoo kale in ay Kufsadeen Qaar ka mid ah Caruurtaasi oo Saakay maydkooda laga helay Isgoyska KM4…

 (09-10-2008)Wararaka ka imaanaya sakay Isgoyska Km4 ayaa sheegaya in lagu arkay saakay halkaasi maydad dhalinyaro darbi jiif ah oo ay si bareer ah xalay Saqdhexe u dileen halka kuwa kalana ay wateen Ciidamada calooshood u shaqeystayaasha ah ee ugandha oo jooga KM4.

master on October 09 2008 04:16:59 · [Riix Halkan] · · Print
Afhayeenka Al-shabaab oo sheegay in aanu weerar afka ah u geysan Sheekh Shariif, wuxuu soo dhoweeyey in garoonka D. laga wadahadlo, wuxuu Ammaanay Axmed Diiriye, wuxuu sheegay ineyan iyagu u hanjabin

 (09-10-2008)Laba usbuuc ka badan  ayaa websiteyada qaar waxay faafinayeen warar loo soo dhiibey, oo ay ku sheegayeen in ay xurguf ba,ni dhex-taalo Maxkamadaha Islaamiga iyo Ururka Alshabaab, taaso iminka caddaatay iney ahayd been-abuur leysaga horkeenayey Muqaawamada dalka ka difaaceysa cadowga iyo adeegayaashooda.

master on October 09 2008 04:04:52 · [Riix Halkan] · · Print
Guddoomiyaha Degmada Dayniille ee maamulka Mbagathi, Muqtaar Xasan caddow oo ku eedeeyey maleeshiyo beeleed laga soo diray Madaxtooyada iney dhac iyo boob ka geysteen degmadiisa.

 (09-10-2008)Gudoomiyaha Degmada Dayniile  ee Maamulka Mbagati Muqtaar  Xasan Cadoow oo u shalay gelinkii dambe u warramayey Saxaafadda, ayaa wax aan la qaadan karin ku tilmaamay, falal isugu jira dhac, boob hantiyeed, iyo dhibaatooyin kale oo shacabka ku nool Degmada Dayniile ay u geysteen, maleeshiyaad sida uu sheegay si toos ah uga yimid madaxtooyada.

master on October 09 2008 04:00:47 · [Riix Halkan] · · Print
WAR DEG DEG AH:-Jubba Airways oo noqotay diyaaraddii ugu horreysey oo iyadoo rakaab sidda soo cago-dhigatay garoonka Aden Cadde ee Muqdisho.

 (09-10-2008)Diyaaradii u horeysay ee dad rakaab ah sida ayaa goor dhow soo cago-dhigatay gegida diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, diyaaraddaas oo aan garoonka muqdisho isticmaalin muddo 20 cisho ah oo garoonku uu xirraa, kadib markii ay Xoogagga Alshabaab ku soo rogeen xayiraad.

master on October 09 2008 03:13:59 · [Riix Halkan] · · Print
Ahmed Walad Abdalla:- Itoobiya way ka baxaysaa dalka Soomaliya, hay weydiinin goorta ay baxayso.

 (08-10-2008)Ergeyga QM u qaabilsan Soomaaliya, Ahmed Walad Abdalla oo wareysi siiyey saxaafadda, ayaa ku celceliyey in ciidamda Itoobiya ay ka baxayaan wadanka Soomaaliya, wuxuuse ka meer-meeray goorta ay baxayaan, isagoo marmarsiinyo uga dhigay iney tahay arrimo millitari oo sir ah.

master on October 08 2008 20:23:49 · [Riix Halkan] · · Print
Saddex Jaajuus oo maanta lagu diley Magaalada Muqdisho.

 (08-10-2008)Waaxda Mukhaabaraadka ee Xoogagga Muqaawamada ayaa maanta qabuuraha barakaat u direy 3 Sarkaal oo ka tirsanaan jirey Jawaawiista u adeegta cadowga ummada Soomaaliyeed ee Xabashida, isla markaasna mid kamida uu ahaa nin uu adeer u yahay qabqable dagaal Cabdulahi yuusuf.

dalka1 on October 08 2008 08:35:33 · [Riix Halkan] · · Print
UWS: Cambaareyn dilkii loo geystey Nabadoon Dacar Xirsi Xooshow.
Journal

  ( 08-10-2008)Dhammaan Xubnaha Ururka Waddaniga Soomaaliyeed waxay halkaan caambaareyn uga soo jeedinayaan Falkii Naxariisdarada ahaa ee lagu dilay Nabadoon Dacar Xirsi Xooshow oo lagu dilay Magaalada Beledweyne.

dalka1 on October 08 2008 04:31:47 · [Riix Halkan] · · Print
Alshabaab oo saakay kala eryey qaarna ku laayey maleeshiya beeleed ka tirsan Mbagathi oo isbaaro u tiiley Sarkuus una dhow xerada Asluubta.

 (08-10-2008)Xoogagga Alshabaab ayaa Saakay ku waabariistay Duleedka Muqdisho ee Sarkuusta oo Fariisin u ah Maleeshiyaad ka amar qaata kooxda mbagathi oo halkaasi Isbaaro u tiiley, waxaana wararku sheegayaan in 24 kamida mooryaanta isbaarooleyda ah ay halkaasi ku geeriyoodeen kadib rasaas lays weydaarsaday, intii kale ee maleeshiyadkaas ka soo hartayna ay cagaha wax ka dayeen.

dalka1 on October 08 2008 04:24:23 · [Riix Halkan] · · Print
Baladweyne oo xalay bandow ku hoyatey, kadib dilkii Alle ha u naxariistee Nabadoon Dacar.

 (08-10-2008)Beledweyne: Wararka saakay naga soo gaaraya Magaalada B/weyn ayaa sheegaya in Xalay bandow lagu soo rogay magaalada B/weyn ee xarunta gobolka Hiiraan halkaas oo shalay lagu dilay Guddoomiyihii Odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan, Nabadoon Dacar Xirsi Xooshoow.

dalka1 on October 08 2008 04:19:23 · [Riix Halkan] · · Print
Xarakada Alshabaab oo si kulul u cambaareyey dilkii loo geystey Nabadoon Dacar Xirsi Xooshow, tacsina u diray eheladiisii.

 (08-10-2008)Afhayeenka dhaq-dhaqaaqa Al-Shabaab, Sheekh Muqtaar Rooboow (Abuu Mansuur) ayaa ka Hadley dilkii shalay loo geystey nabadoon Dacar Xirsi xooshoow, wuxuuna dacsi u diray qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodey Nabadoonku, isagoo sii raaciyey in dadkii falkaas jaahilnimada iyo fuleynimada ah ku kacay ay ahaayeen, kuwa caqiidadu ku yartahay.

dalka1 on October 08 2008 04:15:46 · [Riix Halkan] · · Print
Writer’s ‘solution’ to Somali crisis beneath contempt - Daily Nation

by BILLOW KERROW

THE HIGHLY RIDICULOUS article by Saturday Nation columnist Donald B. Kipkorir against the Somali nation deserves an appropriate response. His rhetoric is utterly offensive and fallacious. He opines that since they have strategic interests in the country, Kenya and Ethiopia should invade and divide Somalia equally.

 

dalka on October 08 2008 01:44:56 · [Riix Halkan] · · Print
Can the UN Play A Partisan As Well As A Humanitarian Role Simultaneously In Somalia?
 The United Nations role in Somalia has come to a crossroad when the UN Security Council mandated AMISOM started to shell the largest Market, Mogadishu's Bakara Market killing more than 125 civilians in their homes or while they were shopping in the past two weeks. The UN's silence on these war crimes makes it clear to Somalis that they still endorse AMISOM and its tactics.


dalka on October 08 2008 01:34:51 · [Riix Halkan] · · Print
Diyaarad saakay ka soo degtey garoonka diyaaradaha ee Muqdisho oo aan la weerarin,iyo Xarakada Alshabaab oo ka fiirsanaya xirnaashiyaha garoonka.

 (07-10-2008)Diyaarad kuwa yar yar ah, ayaa maanta soo cago-dhigatay garoonka magaalada Muqdisho, waxaana taasi keentay in dadkii yaraa ee u soo shaqo tegey Suuqa bakaaraha ay ku kala cararaan, hase yeeshee Xoogagga Alshabaab oo go,aansaday inaan diyaaraddaas la weerarin ayaa sababtay inaan maanta leys weydaarsan wax badaafiic ah.

master on October 07 2008 08:42:55 · [Riix Halkan] · · Print
Magaalada Jowhar oo Bandoow lagu soo rogey, iyo garoonka Jowhar diyaaradaha rakaabka ah lagu marti-qaaday.
 (07-10-2008)Maamulka Maxkamadaha Isaamiga ah ee ka taliya magaalada Jowhar ayaa la sheegayaa in tallaabadani uu ku adkeynayo amniga guud ee ka jira magaalada Jowhar oo maalmihii la soo dhaafay ahayd mid aad u degan, inkasta oo sida uu sheegay maamulkaasi howlgalo ay sameeyeen ay ku soo qabqabteen kooxo burcad ah oo dadka dariiqyada u fariistay.
master on October 07 2008 08:40:26 · [Riix Halkan] · · Print
Page 1 of 80 1 2 3 4 > >>
 

Yusuf Indhacadde "Sh.Shariif oo ku eedeeyey inuu hagardaamo wado"

 


Shiik xasan turki raali ayaan ka ahay maamulka cusub ee Kismaayo

 
 


C/lahi yusuf oo qudbo xasaasi ah ka jeediyey Barlamanka Mbeghati Aug 29/08

 


Sh. Xasaan Xusein
Qoladii ku soo hogaamisa gaalada burburinta Dalka & dadka muslinka ah maxay diintu ka qabtaa

 
Daabkii Masaarta (gabay), By Maxamed Xirsi Guuleed.
 Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
2206604 Unique Visits